Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Farmaajo & Raisul Wasaare Erna Solberg?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Khadka taleefanka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Norway Marwo Erna Solberg. Ra’iisul Wasaaruha Norway oo telefoonka kula soo xiriirtay madaxweynaha JFS waxay ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeysay 60-guurada ka soo wareegtay xornimada iyo midnimada Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo Waxa uu uga mahadceliyey Norway kaalinta muhiimka ah ee ay ka … Continue reading Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Farmaajo & Raisul Wasaare Erna Solberg?